Breaking News: Xogbile is your source for real-time information and latest updates...

WAR_CUSUB: Ra’iisul wasaaraha Itoobiya,Abiy Axmed ayaa




 #WAR_CUSUB: Ra’iisul wasaaraha Itoobiya,Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda ka dhalatay is-afgaradkii Somaliland iyo Dalkiisa dhexmaray bilawgii Bishan, waxa uu  sheegay in loo baahan yahay in hab diblomaasiyadeed lagu xalliyo xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo aanay soo farogalin dhinacyo dibadda ah. 


Abiy oo hadal ka jeediyay  shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga talada haya, wuxuu sheegay in Ethiopia ay kaga dhinteen boqollaal ciidan ah si loo helo midnimo iyo nabad ka dhalata Soomaaliya, isla markaana aanay dani ugu jirin colaad ka dhex dhexmarta labada waddan ee Soomaaliya iyo Itoobiya...

Leave a Comment