Hoggaamiyaha Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo shaaciyay in oo gebi ahaanba ka Baxaayo Kooxda liverpool.
🔴🚨🚨 - Xiliciyaared ka quruxda badan aan ku jirno wuxuu isku badalay Murugo Runtii, xitaa hadaan Ku guulaysano Koob walba aan u tartamoono kama soo kabanyno murugadaan!
Jurgen Klopp Oo Liverpool tababare u ahayn Ayaad fiirsan doontaa Waxyar kadib, Waxyar kadib waxaad fiirsan doonta Liverpool gabi ahaanba midaan ka duwan, Liverpool aan tan ahayn!
Jurgen ayaa yiri Diyaar uma ihi Liverpool inaa Macsalaamo dhhao yacni ma awoodi 😬🥺

Leave a Comment